
← Somali Youth Water Ambassadors 2026
Somali Youth Water Survey Sahanka Biyaha Dhalinyarada Soomaaliyeed
Tell us about water in your community. Your answers will shape the Somali Youth Water Statement for the 2026 UN Water Conference in Abu Dhabi. It takes about 10 minutes, and you can answer in English or Somali.
Noo sheeg xaaladda biyaha ee bulshadaada. Jawaabahaagu waxay qaabayn doonaan Bayaanka Biyaha Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Shirka Biyaha QM 2026 ee Abu Dhabi. Wuxuu qaadanayaa qiyaastii 10 daqiiqo, waxaadna ku jawaabi kartaa Ingiriis ama Soomaali.
The survey closed on 17 November 2026. Thank you to everyone who took part. · Sahanku wuxuu xirmay 17 Nofembar 2026. Mahadsanid dhammaan intii ka qayb qaadatay.
